Online ayaad vax ku baranaysaa.
Ma aha macalimiin.
Adigu keligaa baad wax baranaysaa.
Waa lacag.
Waa inaad ku bixisaa Swish.
Wac Stina haddii aad rabto inaad waydiiso.
Telefoonka 070.369 12 61